Militer Academie
Militer Academie detaylı bilgi için https://militeracademie.info sitemizi ziyaret ederek öğrenebilirsiniz. Esen Kalın!
Global Somali Academy (GSA) waa dugsi waxbarasho Online akademi ah.
Global Somali Academy (GSA) waa dugsi waxbarasho Online akademi ah, Waxaa uu bixiyaa todoba maado kuwaas oo kala ah; Baayoolaji, Kimisteri, Fizikis, Xisaab, Cilmu Nafsiga, Luuqada Englishka iyo luuqada Turkishka, Dugsigani Global waa dugsi casharada ku bixinaayo afka soomaaliga guud ahaan maadooyinka, Waana hadafka ugu wayn in uu afka soomaaliga wax kusoo gudbiyo si Arday weliba ay ugu fududaato inuu helo macluumaadka uu doonaayo iyada oo muuqaal ahaan iyo qoraal ahaanba afka hooyo ay ugu qoran tahay. Global Somali Academy tayada heerka waxbarashada uu bixinaayo waa silsilad bilow ilaa heerka academyga gaarsisan, Tusaale ahaan Casharada Dugsigani uu bixinaayo waxay aad u quseeyaan aas aaska, kadib levelka labaad, ilaa heerkii academy ahaaa ayaa macallinku casharka usharaxayaa, Nidaamkani GSA sababta ugu wayn ay u dooratay ayaa ah in level weliba qofka uu joogo uu ka faa'ideysto, Waxaa GSA ka faa'ideysan kara qof bilow ah aan waxba u bilowneen, Qof horey usoo bartay ee dib isku soo dhisaayo, Dadka shaqeeyo, Ilmaha yaryarka ee qurbaha ku nool iyo dadka ay ku adagtahay Englishka ee doonayo inay cilmiga waxbartaan, Siddoo kale GSM Arday weliba waxaa uu ka qaadayaa imtixaan hab Online ah Siddoo kale dugsiga waxaa uu bixinayaa Shahaado academy ah taas oo muujineyso qofkani inuu maadooyinkani uu soo bartay. Casharada Global Somali Academy waa kuwo maqal iyo muuqaal iyo qoraalba leh, Ardaygii isdiiwaabgeliyey ee sharuudaha buuxiyey casharada si toos ah ayuu ula soconayaaa, Hadduu doonana Muuqaalka casharada wuu dajisan karaa, Qoraalkana wuu qaadan karaaa.......
Uzman hocalarımız, üniversite öğrencilerimiz ve bu uygulamayı kullanan sizler sa
Ygs-Lys, Kpss gibi vb. sınavlarda öğrencilerin özellikle dershaneler kapatıldıktan sonra çözemedikleri sorular yığınca birikmeye başladı. Bu soruna bir çözüm ürettik : Uzman hocalarımız, üniversite öğrencilerimiz ve bu uygulamayı kullanan sizler sayesinde çözülmedik soru kalmayacak.
Dünya Dilleri Merkezi bilgi uygulaması
Dünya Dilleri Merkezi hakkında herşey artık bu uygulamada! Tüm diller ve sınav eğitimleri hakkında bilgi almak istiyorsanız, aradığınız burada!